بِسْمِ اللهِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِيْمِ Siirada Rasuulkeena Muxammed S.C.W

Hordhac

Casharadan oo xiriir noqon doono ayaan waxaan jecelnahay in aan ku soo qaadano Taariikhda Rasuulka Calayhi salatu wasalaam dhalashadiisi ka hor iyo ka dibna sidoo kale waxaanu jecelnahay in aan mar walbaa isu baraarujino acmaasha wanagsan ee lagu helaa raali ahaanshaha rabi

Mahad Naq:

Mahad oo dhan waxaa leh Allaha awooda sare leh ee noo suurta geliyey in aan halkaan ku soo bandhigno cashiro iyo mawaadiic kala duwan oo ku salaysan wanaga iyo sacaadada umada dhexdeeda waxan u mahad cilnaynaa maamulka shabakadan oo inoo ogolaaday in aan ku soo bandhigno arrimahan oo kale iyo sidii umadan loogu baraarujin lahaa taariikhda ilbaxnimda leh ee Islaamka.

hadaba waxaan jecelnahay inaan bilawno todobaadka danbe taariikhda Rasuulkeen Calayhi Salaatahu Wasalaam.