Taliyaha Ciidanka Xooga dalka oo Magaalada Abu Dhabi kula kulmay saraakiil Sar sare oo ka tirsan Isu taga Imaaraadka Carabta+Sawirro

97

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gen. Maxamed Adem Axmed oo booqasho rasmi ah ku jooga wadanka Imaaraadka Carabta ayaa kula kulmay Magaalada Abu Dhabi Saraakiil sare oo ka tirsan dalkaasi.

Taliyaha iyo saraakiishaasi waxay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga labada Dal, gar ahaan taageeradooda ku aadan dhismaha Ciidamadda Soomaaliya, iyadoo Dawladda Imaaraatka Carabtu ay kaalin mug leh ka qaadato dhismaha Ciidamada qalabka sida.

taliye2 taliye3 taliye-640x360 talye1