Buugga Dhisidda Qoyska :- WQ Qoraa Sare Abuukar Caddow Cali

276

Buugaan Loogu Magacdaray Dhisida Qoyska Waa Buug uu Qoray Qoraa Da’yar oo Soomaaliyeed Waxuuna Sitoos Ah Uga Hadlayaa Dhaqanka Qoyska Iyo Hab Maamulkiisa Waa Buug Xambaarsan Macluumaad Muhiin Iyo Anfacaad Uleh Dadka Doonaayaan In Ay Qoys Dhisaan /Sameeyaan Ama Is Guursadaan Waa Mid Si Toos U Anfacaayo.

Qoraaga Buuga oo Lagu Magacaabo Abuukar Caddow Cali Kala Xariir 0617164544