Ciidanka Booliska oo Caawa Howlgal Ka Wada Magaalada Muqdisho

18

Wararka aan caawa ka helayno Caasimadda soomaaliya Ee muqdisho ayaa sheegaya in ciidanka Amaanka ay howgalo ka wadaan.

Ciidamo Boolis ah ayaa lagu arkaya dhexbartamaha isgoysyadda ayagoona baaritaano ku Sa meeynayo gaadiidka dad weynaha ay kujirto Mooto bajaajka.

Goobjoogayaal ayaa shaaciye24 u xaqiijiyay in ciidanka ay ka duwanyahiin sidii hore waxayna sitaan gaadiidka Dagaalka.

Howlgalkaan ayaa ku soo aadaya xili ay mudooyinkii dambe ay magaaladda ka dhacayeen falal Amniga Lidi Ku ahaa…