Navas oo rikoodh fiican ka heesto kooxda Barcelona garoonka Camp Nou.

116

Goolhayaha kooxda Real Madrid iyo xulka Costrica Keylor Navas ayaa xalay kusoo bilowday kulankii El Classico ee wada ciyaarayaan kooxaha Barcelona iyo Real Madrid, kulankaas oo ka dhacay garoonka kooxda Barcelona ee Camp Nou.

Keylor Navas ayaa rikoodh cajiib ah ka heesto kooxda Barcelona markii la joogo garoonkeeda, tan iyo 2016kii guuldaro kalama kulmin kooxda Barcelona ayadoo lagu ciyaaraayo Camp Nou.

 

Keylor Navas aya ku wajahay shan kulan tan iyo waqtigaas, waxa uu guuleestay 2 kulan halka 3 kale barbaro uu ka helay kulamada uu goolka u qabtay kooxdisa Real Madrid ee lagu ciyaarayey garoonka Camp Nou.

2 April 2016: Barcelona 1-2 Real Madrid

3 December 2016: Barcelona 1-1 Real Madrid

13 August 2017: Barcelona 1-3 Real Madrid

6 May 2018: Barcelona 2-2 Real Madrid

6 Febuary 2019: Barcelona 1-Real Madrid