” Waxaan aaminsanahay in aynu I ku ku guuleesan karno horyaalka” Alisson

129

Goolhayaha Liverpool Alisson ayaa aaminsan in kooxdiisa ay awood u leedahay in ay sameen karto wax walbo.

Alisson ayaa waxa uu hadalkiisa imanayaa, kadib xalay oo hogaanka lagala wareegay kooxdiisa, Manchester City ayaana dib ugu soo laabatay hogaanka waqti badan kadib, guuldaro 2-0 oo ay dhabarka u saarisay kooxda Everton.

Kooxda Kubada cagta Liverpool ayaa wajahi doonta kulamo adag isbuucyadan soo aadan.

Alisson ayaa Sky Sports u sheegay in ay aaminsan yihiin in ay ku guuleesan karaan horyaalka sanadkan.