SHAXDA KOOXAHA UNITED IYO FULHAM OO LASOO SAARAY,KEYDKA WAXAA KASOO MUUQDAY RASHFORD IYO ASXAAB KALE.

81

 

Waxaa daqiiqado kooban inaga xigto kulanka ay wada ciyaarayaan kooxaha Fulham Iyo Manchester United waxaana lasoo saaray shaxda ay kulanka kusoo gelayaan.

Dhinaca Fulham: Rico,Odio,Le marchend,Ream,
Vietto,Chambers,Seri,Bryan,Schurle,Babel iyo. Mitrovic.

Keydka:

Fabri,Sessegnon,Kebano,Cairney,Ayite,Christe iyo Angussa.

Dhiniaca United: De gea,Dalot,Jones,Smalling,
Shaw,Herrera,Matic,Martial,Pogba,Mata iyo Lukaku.

Keydka: Romero,Baily,Rashford,Sanchez,Lingard,Youngiyo Mc Tomminy.