Biyaha Webiga Shabeele oo laga digay inay cuduro ka dhashaan

75

gudoomiyaha Degmada Beledweyigay maxa’ed axmed foodcade ayaa ka digay in biyaha webiga shabeele ee wasaqoobaan ay cuduro ka dhashaan, taasoo ay sababayso biyaha webiga oo yaraaday.

Dhanka kale waxuu sheegay inay ka sameysmeen buuro.

Waxuuna baaq udiray Hay’adaha sama falka iyo kuwa gargaarka oo lacagaha Fan iyo waxyaabo kale ku qabta inay maal iyo xoog galshaan dayactirka wabiga shabeelle.