Ka qeyb qaado dhisida masaajidka Buurfuule

291

Walaalaha muslimiinta soomaaliyeed qaasatan dadka allah wax siiyay jecel kheyrka waxa lagu wargalinaysa in uu bilaawandoono maalmaha soosocdo dhismaha masjidka buurfuule ee kuyaala Degmada boondheere qaasatan ceelmacalin.

Walaal wax sadaqeyso si ay kuugunaqato

Mid aad aakhiro janno ku hesho.

الصدقة الجارية …. SADAQO AAN DHAMAANEEN

ﻣﻦ ﺃﻗﻮﺍﻟﻪ ﺻﻠﻰ ﺍﻟﻠﻪ ﻋﻠﻴﻪ ﻭ ﺳﻠﻢ ﻓﻲ ﺍﻟﺼﺪﻗﺔ ﺍﻟﺠﺎﺭﻳﺔ ﻋﻤﻞ ﺍﺑﻦ ﺃﺩﻡ ﻳﻨﻘﻄﻊ ﺑﻌﺪ ﻭﻓﺎﺗﻪ ﺇﻻ ﻣﻦ ﺛﻼﺙ ‏( ﺻﺪﻗﻪ ﺟﺎﺭﻳﻪ ، ﺃﻭ ﻋﻠﻢ ﻳﻨﺘﻔﻊ ﺑﻪ ﺃﻭ ﻭﻟﺪ ﺻﺎﻟﺢ ﻳﺪﻋﻮ ﻟﻪ ‏)
Hadalada Rasuulka (scw) Ee sadaqada jaariyada ah uu ka yiri waxaa ka mid ahaa

Qofka binu aadamka ah camalkiisa wuu go’aa kolka uu dhinto … marka laga reebo sedex camal .
(Sadaqa jaariya ama Cilmi uu qof baray oo lagu nacfiyay ama Ubad wanaagsan uu dhalay oo u duceeyo markuu dhinto ka dib )

ﺍﻟﻄﺮﻕ ﺍﻟﺴﻬﻠﺔ ﻭ ﺍﻟﺒﺴﻴﻄﺔ ﺍﻟﺘﻲ ﻧﺴﺘﻄﻴﻊ ﻣﻦ ﺧﻼﻟﻬﺎ ﺗﻜﻮﻳن هي :
Qaababka ugu fudud aan kaga qeyb qaadan karno Sadaqada jaariyada ah waxaa ka mid ah …
ﺍﻟﻤﺴﺎﻫﻤﺔ ﻓﻲ ﺑﻨﺎﺀ ﻣﺴﺠﺪ ﺃﻭ ﺑﻴﺖ ﻣﻦ ﺑﻴﻮﺕ ﺍﻟﻠﻪ ، ﻓﺤﻴﻨﻬﺎ ﺳﻴﻜﻮﻥ ﻟﻚ ﺃﺟﺮ ﺑﻜﻞ ﺷﺨﺺ ﺩﺧﻞ ﺇﻟﻰ ﺫﻟﻚ ﺍﻟﻤﺴﺠﺪ ﻭ ﺻﻠﻰ ﻓﻴﻪ
In aad ka qeyb qaadato dhismo masjid ama guri ka mid ah guriyada alle … mar allaale markii uu qof soo galo masaajidkaas uu ku dhex dukdo waxaad ka helee Ajar.

Marka walaalayaal aan ka qeyb qaadano dhismaha masaajidka #Buurfuule si ay noogu noqoto sadaqo jaariya ah .

Eebe weyne waxuuna leeyahay
( Kheyrka Fala Waxaad Mudantihiin inaad Liibaantaane )
قال الله تعالى( ﻭَﺍﻓْﻌَﻠُﻮﺍ ﺍﻟْﺨَﻴْﺮَ ﻟَﻌَﻠَّﻜُﻢْ ﺗُﻔْﻠِﺤُﻮﻥَ)
Sidoo kale alle (swt) waxuuna leeyahay

قال الله تعالى(فاستبقواالخيرات..)
(Kheyraatka/Wanaaga u tartama …)

Walaalayaal hadaad awoodaan ka qeyb qaata wanaaga oo wax baxsada
Hadaadan awoodin uga qeyb qaado in aad faafiso oo aad gaarsiiso dadka awoodo u leh ama haaya dhaqaalaha …

Rasuulka scw waxuu na leeyahay

قال رسول اللة صلى الله عليه وسلم (الدال علي الخير كفاعله )

Walaal faafi kheyrka (SHARE) oo ha noqon bakhiil .