Dowlada Qadar oo dhaqaale lagu kabaayo miisaaniyada dalka ugu deeqday.

96

Wadahadal ay magaalada Doox ku yeesheen Madaxweynaha DF Soomaaliya iyo Amiin Qadar ayey ku shaacisay dowlada Qadar in ay kabi doonto miisaaniyada dalka uguna deeqi doonto aduun lacageeda sida laga soo xigtay madaxtooyada Soomaaliya