Qaraxyo laga maqlaayo muqdisho

61

Sidda goobjoogayaal ino xaqiijiyeen Gaari Noocadda raaxadda ah oo ay ceyrsanaayeen  Ciidanka Dowladda ayaa ku Qarxay Afisyooni gaar ahaan Iskuulka Al Imra halka uu ku yaalla.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Qaraxa uu sababay Khasaare aan badneyn.

Qaraxaan ayaa ah Midkii Labaad ee Caawa ka dhaca Magaalada Muqdisho.