Al-shabaab oo Go’doon galisay qoys goobta weerarka ka agdhawaa

237

Wararka hada aan ka helayno goobta weerarka uuka socday ayaa sheegaya in al-shabaab go’doon galisay qoyska ka agdhawaa ama gurigooda ku yaalay hotel hilaac uk.

Mid kamid ah Qoyska ayaa inoo sheegay inay al-shabaab go’doomisay dhinacyadoodane joogaan,halka ay ku qeylinayaan ayagoo ciidanka amniga usheegaya inay rasaasta iyo hubka kale ay soo ridaayaan ay ka joojiyaan.

Wala ayaa goobta waxa kasocdo rasaas xoogan oo u muuqato dagaal foolka fool ah.

Lasoco waxi kuso kordha insha allah.