EX XILDHIBAAN CABDI BARRE JABRIIL OO SI KULUL ULA HADLAY MADAXDA DOWLADA

140

Xildhibaan Cabdi Barre Jabriil oo ka soo xildhibaan ka soo noqday Baarlamaankii 9aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u canbareyey falakii wuxushnimada ahaa ee xalay ilaa iyo maanta ka dhacayey magaalda muqdisho.

Xildhibaanka oo saxaafada kula hadlayey halkii ay mashaqada ka dhacday ayaa madaxda ugu sareyso  dowlada federaalka kugu baaqay in xilka ay umada u hayaan iska casilaan ama ay qaadaan talaabo kale oo ah in cidii ku shaqada leheyd howsha amniga lala xisaabtamo oo xabsina la geeyo

 

EX Xildhibaan Cabdi Barre oo Warbaahinta kula hadlay Maka almukarama ayaa Yiri Haduusan Madaxweynaha Saraakiil u xirin xilkana uga qaadin Wixii dhacay kursiga ha iska baneeyo

Posted by Calanka24.com on Friday, March 1, 2019