Raisuwasaaraha DFS oo ka hadlay qaraxyadii iyo weerarkii xalay ka dhacay magaalada muqdisho

139

Raisuwasaaraha xukuumada Federaaalka Soomaaliya oo galabta markii booqday meelihii ay saameysay qaraxyadii iyo weerarkii daba socday ee xalay lagu qaaday Hotel Maka Al Mukarama, Hillac UK iyo goobo ganacsi oo ku dhaw.

Raisuwasaaraha ayaa booqaday marki lagoo gabagabeyey howlkagkii socday 20 saacadood sidoo kale wuxu booqday qaar ka mid ah isbtiaaladii la dhigay dadkii wax ku gaaray mashaqadii xalay ka dhacday magaalada muqdisho, iyadoo ay ku soo beegmayso xili 24 ka dib uu la hadlo mas uul sare oo DFS ka tirsan in u warbaahinta ka hadlo.

Ra'iisulwaaaraha XFS Hassan Ali Khaire ayaa shacabka Soomaaliyeed hadal u jeediyay ka dib markii la soo afjaray falkii argagixisadu ku qaadeen bartilmaameedyo rayid

Posted by Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed on Friday, March 1, 2019