Shacabka Muqdisho oo baadi goob bilaabay

302

Kadib weerar xalay ilaa saakay kasocdo hoteelada maka al-mukarama iyo hilaac uk ayaa waxa bilawday baadi goob ay sameenayaan dadka eheladooda ganacsiga kulahaayeen iyo kuwo nasiino iyo fiidsi usoo aaday.

Weerarkii xalay ayaa ku geeriyoodeen tiro dad ah, halka dhaawaca khaar ay udhinteen gargaar la’aan.

Ciidanka amniga ayaa wali ladagaalamaaya al-shabaabkii gudaha ugalay hoteelada.

Lasoco waxii kuso kordha insha allah