Yay tahay in Somalia ay xulufo la sameysato.

77

Dowladda Soomaaliya ayaa xiisad diblomaasiyeed oo cusub lugaha la gashay kadib markii Kenya ay u yeertay safiirkeeda Muqdisho, islamarkaana soo dirtay kii Soomaaliya.

Arrintan ayaa imanaysa ayada oo sidoo kale dowladda Soomaaliya ay kasoo kabaneyso xiisaddii dalalka khaliijka.

Haddaba Soomaaliya yay tahay inay xulufo la sameysato.

https://www.voasomali.com/a/4809260.html