Al-Shabaab oo soo bandhigtay codadka Ragii Weeraray Hotelka Makka Al Mukarrama oo dagaalamayo

419

Kooxda Al shabab oo weerar ku bilawday qaraxyo iyo wareer toos ah ayaa waxa ay soo bandhigeen codadka ragii wareerarka ka gaystay hotelada Maka Al Mukaram, Hilac UK iyo goobo kale oo ganacsi.

Idaacada Andalus oo ku hadasha afka Kooxda Al shabab ayaa sii daysay wareysiyo iyo warbixin ay kaga hadlayso weerarkii ay kooxdoodu ka gaysteen magaalada Muqdisho.

           Halkaan Hoose Ka Dhageyso.