Muxuu ahaa balanqadkii Madaxweyne Farmaajo ee Doorashadii 2017

78

Madaxweynaha DFS Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa balanqaad aad iyo aad u qurux badan ka horjeediyey mudanayaasha labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ka hor doorashadii ka dhacday magaalada Muqdisho 8 February 2017 ee lagu doortay Madaxweynaha.

Hadaba maxaa iska badalay balanqaadkiisii?

Balanqaadkii Madaxweyne Farmaajo shalay markii uu musharaxa ahaa!Soomaali ayaa horay ugu maahmaahday: Balani Waa War!

Posted by Mahad Salad on Friday, March 1, 2019