Dhacdo Xanuun Badan oo Ka Dhacday Muqdisho

120

Waxaa saakay Degmada Shibis gaar ahaan Nasiibuundo Eeriyada BAAY iyo BAKOOL ka dhacday fal naxariis daro ah.

Nin dhalinyaro ah oo Gaari Ku waday Gabar Foolaneysa Xaamilo aheyd Wadadana Uu Taagnaa Askari ku labisan Dharka Police-ka Una diiday inay maraan wadadaas si isbitaalka loogaaesiiyo.

Waxaa ka muuqatay ninkii dhalinyarada ahaaa Rajo la’aan iyo in uu ka niyad jabo Ciidamada Dowlada. Halka ay aheyd in loo fududeeyo maadaama uu hooyo soomaaliyeed u gargaaraayay.

Maxaa ka xanuun badan hadii MAAMO foolaneysa Xitaa wadada laga celinaayo iyadoo xanuun Fool heyso

Waxaan inta badan dhacdo in askarta Dowlada ay si qaldan ula dhaqmaan shacabka qaasatan hooyooyinka saaciditaanka ubaahan.
Waa in la baraaa Askarta Xuquuda Shacabka iyo marka ee jirto Xaalad Deg Deg ah.

Inta shacabka La niyad jabinaaayo waxaa fog xiriirka ka dheexeyn kara shacabka iyo Ciidanka Dowlada.

Cuqubadaha Marasta Laga galaayo oona dhacdo inta ay taagan tahay dalka inu tooso lama arkaayo waayo alle subxaana watacaala wuxuu yiri.
(ISU NAXARIISTA AAN IDIN NAXARIISTEE)