Xildhibaan Mahad salaad oo ka tacsiyeeyay geeridii wasiir xoosh

97

Xildhibaan mahad salaad oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa facebook ayaa kaga tacsiyeeyay geeridii ku timid wasiirka dastuurka xukuumada federaalka soomaaliya.

Qoraalka xildhibaanka syaa sidatan u qornaa.

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Naxariistii Jano Alle haka waraabiyo Wasiirkii Dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil. Eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday samir iyo iimaan Alle haka siiyo. Annagana dabadiis Ilaahey nama fidneeyo. Aamiin.