RASMI: Van Gaal oo isaga fadhiistay tababarida Kubada Cagta!!

59

Isniin 11 march by lii.naafac

Luis Van Gaal ayaa ku dhawaaqay in uu isaga fadhiistay tababarida kubada cagta.

Van Gaal ayaa hore usoo hogaamiyey kooxaha Barcelona,Ajax,Bayern Munic,AZ Alkamar iyo Man United waxa uuna si rasmi ah ugu dhawaaqay in isaga fariistay kubada cagta gabi ahaanba.

Tababarahan ayaa sheegay in uu fariisto ee ka dambeesay xaaskiisa oo mar hore 22 sano ka hor u sheegtay in uu ka fariisto kubada cagta basle uu isaga uu ku indho adeegayey intaan oo dhan.

Kooxdii u dambeesay uu tababaro waxa ay kooxda dalka Ingiriiska ka dhisan ee Man United oo uu labo sano macalin u ahaa 2014 ilaa 2016.