Yaab: Xilka tababaranimo Koooxda Real Madrid leesku haleen karo 10kii bilood u dambeesay maxaa dhacay?

83

Isniin 11 March 2019 by Lii.Naafac.

๐Ÿ‘• 10 kii bilood ee ugu dambeysay kooxda Real Madrid maxaa dhacay!!:

๐ŸŽซ bisha May 2018
๐Ÿ† zidane ayaa waxuu ku guleystay UCL markisii sadexaad oo xariir ah .

๐ŸŽซbisha May 2018
๐Ÿ‘‹ Zinedine Zidane ayaa iska casilay xilka tababarnimo ee kooxda Real Madrid.

๐ŸŽซ bisha July 2018.
โœ Lopetegui ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee Madrid.

๐ŸŽซbisha Oct 2018
โŽ Lopetegui ayaa la ceyriyey sidoo kale waxaa loo magacaabay Santiago Solari.

๐ŸŽซbisha March 2019
๐Ÿคฏ Solari ayaa la ceyriyey, waxaa neh shaqada tabarnimo ee kooxda Madrid dib ugu soo laabtay Zidane.

Real Madrid waa koox aan leesku haleen karin shaqadeeda, Perez waa midkii eryey Carlo Ancelotti oo u qaaday Champions Leugue aysan arkin muddo 10 sano ka badan ah!!