XOG: Labada dunida waashay ee C.Ronaldo iyo Lionel Messi oo dagaalkoodu biloow yahay Sidee?

72

ARBACO 13 MARCH 2019 BY LII.NAAFAC.

C.Ronaldo ayaa guul daro ka badbaaiyey kooxdiisa  Juventus oo 3 gool u dhaliyey ay ka saaciday in wareega 8-da uu geeyo Juventus.

C.Ronaldo ayaa xalay diiwan gashtay rikooro u gaar ah shaqsiyadiisa bartimameedkeena koowaad ee ah in aynu ku xusno warbixinteena oo ah meesha uu dagaalka bilow ka yahay ama xifaaltanka uu bilow ka yahay isaga iyo Messi ayaa ah in Ronaldo uu dhaliyey 8 saddexley tartankan UEFA Champions Leugue.

Messi ayaa hore diiwankiisa ugu qortay 8 saddexley uu tartankan ka dhaliyey UEFA Champions Leugue.

Hadda ciyaartu waa biloow labada xidig ee kala hogaamiya xulka Portugal iyo Argentina ee C.Ronaldo iyo Lionel Messi.

Su’aasha is weediinta mudan ayaa waxa ay tahay cida hogaanka qaban karta?