HORDHACA: Real Madrid Vs Celta Vigo, Zidane oo kulanii ugu horeeyey hogaamin doona Real Madrid.

62

Sabti 16 March 2019 by Lii.Naafac

HORDHACA: REAL MADRID VS CELTA VIGO

Kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa garoonkeeda kusoo dhaweeneesa kooxda Celta Vigo kulan ka tirsan horyaalka Spain ee La Liga

Tababare Zidane ayaa kulankiisii ugu horeeyey hogaamin doona kooxda Real Madrid kadib soo laabashadiisii todobaadkan ee kooxda Real Madrid uu dib ugu soo laabtay.

WARARKA LABADA KOOXOOD.

✅ Real ayaa dib u heleesa Kabtankeeda Sergio Ramos oo ganaax ku maqnaa sidoo kale Marcelo ayaa boorka iska jafin doona madaama maalmo xun oo kusoo hoos qaatay Santiego Solari.

✅ Casemiro ayaa ganaax ku seegaya kulankan waxaana booskiisa bedeli kara Valvarde iyo Cebellos midkood.

✅ Celta Vigo ayaa dhib la kulmeeso oo ah weeraryahanka ay ku tashato Iago Aspas ayaa ka maqan kooxda, waxaa sidoo kale u raacsan kabtankeeda oo ganaax ku seegaya Hugo Mello.

OGERYSIISKA CIYAARTA.

KULANKA: Real Madrid Vs Celta Vigo (La Liga).

Saacada: 06:15 fiidnimo X.G Afrika.

Garoonka: Santiego Bernabeu.

Garsooraha: Juan Martinez Munera (Spain).