HORDHACA: Swansea City Vs Man city, Guardiola oo loolan kula jira United kulana dagaaalamaaya FA Cup.

23

Sabti 16 March 2019 by Lii.Naafac

HORDHACA: Swansea City Vs Man City.

Kooxda Swansea City ayaa garonkeeda ku qaabili doonta garonkeeda kooxda Manchester City kulan ka tirsan koobka FA Cup.

WARARKA LABADA KOOXOOD.

✅Cameron Carter-Vickers ayaa laga saray safka wajahaya kooxda Man City balse xidiga kale ee Kyle Naughton ayaa shagi laga gilinayaa kaulankan isaga oona qaba dhaawac muraqa ah.

✅ Swansea City ayaa weeneesa gool dhaliyaheeda ugu sareeyo xili ciyaareedkan Oil McBurine.

✅ Man City ayaa weli waxaa ka maqan dafeecada da’ yar Ingiriiska ee Johna Stones.

✅ John Stones kaliya ka maqnee waxaa kale oo ka maqnaaya kabtanka kooxda City Vicent Kompony iyo qadkooxda dhexd Kevin De brunye.

Ogysiiska kulanka :

Kualnka : Swansea VS Man City ( FA Cup )

Garoonka : Swansea

Saacada : 8:20 oo habeenimo X.G Afrika.

Garsoorka : Andre Marriner.