HORDHACA: Wolves iyo Man United, United oo isha ku heesa koobkan liiskana kusii darsatay iyo Wolves oo la xisaabtanta kooxaha waa weyn ee Ingiriiska.

72

Sabti 16 March 2019 by Lii.Naafac.

HORDHACA: MAN UNITED VS WOLVES

Kooxda Manchester United ayaa caawa u safri doonota kooxda Wolves kulan ka tirsan wareega sideeda tartanka ugu waqtiga dheer dalka Ingiriiska ee FA Cup.

WARARKA LABADA KOOXOOD.

✅ Manchester United ayaa weeneesa xidigeeda Romalu Lukaku oo shaki la gelinayo in uu ciyaaro kulankan.

✅ Wolves ayaa qabin wax wal wal ah oo ku aadan dhaawac.

✅ Martial ayaa taam buuxdo u ah kulankan, waxa uuna diyaar u yahay in buuxiyo booska Romalu Lukaku.

✅ Ryan Bernatt ayaa seegaya kulankan oo gabaax ku maqan.

Ogeysiiska ciyaarta :

Kulanka: Wolverhampton VS Manchester United ( FA Cup )

Garoonka: Molineux Stadium

Saacada:10:45 oo habeenimo X.G Afrika.

Garsoorka : Martin Atkinson.