AKHRISO: War Gelin Muhiim Ah.

225

Ogeysiis waxaa la ogeysinayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyed melkasto oo ay jogaan dal iyo dibad, sida Ganacsada dhulka iyo iwm ah in aanu iib aheyn dhulka Marxuum Ibraahim Mursal Axmed oo ku yaalla deegaanka Xudur Muuse ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Dhulkaan oo ay baaxadiisu weyn tahay ayaa waxaa ku yaal Masjid, Ceel Biyood, iyo Guryo,

Wuxuuna daris la yahay deegaanka Jaanweyn iyo Qoryaale.

Haddaba waxaa lagu wargalinayaa dadka Soomaaliyeed in aysan ku kadsoomin dhulkaasi oo leh Dukumiinti dowladdii Siyaad Barre.

Wixii faah faahin ah fadlan kala xiriir dadka kala ah:-

1 C/qaadir Ibraahim Mursal,

2 Mursal Ibraahim Mursal

3 Maxamed Cabdow Cali

4 Xaliimo Cabdalla Mursal.

Telle:-0617607724 ama 0615849928.

Halkan hoose ka daawo sawirada dhulka.