Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho

143

Inta la xaqiijiyey labo ruux ayaa dhaawac soo gaaray kadib markii uu qarxay gaari ay la socdeen.

Goobjoogayaal ayaa ino sheegay in meel aan ka fogeyn Saldhiga degmada Waaberi uu ku qarxay gaariga waxaana la sheegay in ay ku dhaawacmeen labadii ruux ee wadatay.

Qaraxa ayaa loo maleynayaa in uu yahay mid gaariga loogu xiray dadkii watay.

Maalmahii dambe ayaa caasimada laga dareemaayay falal amniga lidi ku ah.

Wixii kasoo kordha kala soco Shaaciye24.com