Baro Magacyada iyo Wadamada Ee Kakala yimaaden Ciyaartoyda Somaaliyeed ee ka adkaaday Xulka Zambabwe

259

Soomaaliya ayaa looga dabbaaldegay guusha ay xulka qaranku kasoo hooyeen ciyaar shalay ka dhacday dalka Jabuuti.

Ciyaarta waxaa iskaga horyimid kooxda Soomaaliya iyo kooxda Zimbabwe, waxayna ahayd is-araggii hore ee is-reebreebka tartanka Koobka Adduunka oo 2022-ka lagu qabanyo dalka Qadar.

Hadaba Hoos Ka Akhriso Magacyada cayaartoyda Soomaalyeed ee dibada ka ciyaarta kuwaasi oo u badnaa ciyaartoydii ka adkaatay Zambabwe.

Number 2 Abdi Mohamed
Koox: Memphis 901 FC
Wadanka: USA
Booska: garabka midig, iyo garabka

Number 3 Yonis Farah
Booska: garabka bidix difaac
Koox: Trysil
Wadanka: Norway

Number 4 Mohamud Ali Mohamed
Booska: Difaac dhexe
Koox: Curzon Ashton
Dalka: England (UK

Number 5 Ahmed Said Ahmed
Booska: Difaac dhexe
Kooxd: Vantaan
Dalka: Finland

Number 6 Abd-El-Aziz Yousef
Booska: garab midig weerar
Koox: Halifax Wanderers FC Canadian Premeir League
Dalka: Canada

Number 7 Fahad Ishmail
Booska: Difaac Qadka dhexe
Koox: waa koox la.aan.

Number 8 Abdulsamed Abdullahi
Koox: FC Den Bosch
Booska. Qadka dhexe
Dalka: the Netherlands

Number 10 Omar Mohamed
Booska: weerar qad dhexe
Foot: Left
Koox: Greenville.
Dalka: USA

Number 12. Mohamed Abukar
Booska: weerar qad dhexe
Koox: koox la.aan

Number 15 Abel Gigli Mohamed
Booska: Difaac dhexe
Koox: hada waa koox la.aan lkn wuxuu ka soo ciyaaray Horyaalka Talyaaniga.

Number 16 Ahmed Ali Mohamed
Booska: Qadka dhexe
Koox: The Pearl Fc
Dalka: Qatar