4-Xildhibaan oo ku soo baxay tartanka doorashooyinka Aqalka Hoose ee ka socda Cadaado

4-xubnood ayaa  ku soo baxay wajiga 3-aad tartanka ka socda magaalada Cadaado ee loogu loolamaayo  xilka aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Mustaf Shiikh Cali dhuxulow

Xuseen Qaasim Yuusf

Xirsi Aadan Rooble

Maxamed C/lle Faarax(geeseey)

Doorashadaasi oo ka dhacaysay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galguduud ayaa Maanta  lagu tartamayaa 11- Kursi, waxaana hadda ku guuleystay 4- Xildhibaan, iyadoo ay harsan tahay 7  Kursi oo kale