AKHRISO: Xilliga ay dhaceyso Doorashada oo si Rasmi ah loo shaaciyay+Sawirro

Gudoomiyaha Gudidga Hirgelinta Doorashada dadban ee dalka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho,ayaa sheegay qaabka ay u dhacayso doorashada iyo xiliga doorashada.

Cumar Maxamed Cabdulle Dhegey ayaa sheegay in Doorashada xubnaha Aqalka sare ee dalka ay dhacayso 25-ka September sidoo kale Doorashada Xildhibaannada waxa uu sheegay in ay dhacayso 24-ka September ilaa iyo 10-ka October.

Sidoo kale Doorashada Guddoomnka Baarlamaanka ayaa la shaaciyay in dhacayso 25-ka October.

Ugu danbeyntii Gudoomiyaha Gudidga Hirgelinta Doorashada dadban ee dalka Cumar Maxamed Cabdulle Dhegey ayaa cadeeyay in Doorashada Madaxweynaha ay dhacayso 30 October.

 

2

3

4

IMG_3538-2-640x427