Wararka Naga Soo Gaaraya Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Dagaal yahano ka tirsan Xarakada Al Shabab ay isaga baxeen Degaanka Qaayb.
Degaanka ayaa maanta waxaa la wareegay Xoogaga Al Shabaab.
Dadka Degaanka qaarkood ayaa sheegay in Degaanka uu haatan haawanayo, islamarkaana aan cidi ku sugneyn.
Degaanka Qaayb ayaa qiyaas ahaan 30Km waxuu u jiraa Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.
Xaalada ayaa caawa waxaa tahay mid degan.ay