Alba oo Machester City looga wacayo xili daafacyo xun dhibane la tahay

Cayariyahanka reer Austria ayaa looga yeerayaa horyaalka England ee primary league.

Kooxda galbeetka England ka dhisanee Manchester city layiraahdo ayaa xidigaa ugu gacan haadisneeysa rabatna in uu ku soo iibsato lacag gaaraya ilaa iyo 40 milyan oo pound.

Xidiga dhalashda badan islamar kaasna ka cayaara boosas badan ayna iska dhaleen hooyo reer Philipines ah iyo aabe Nigerian ah kuna dhashay dalka Austria.

Xidigaan ayaa ka ciyaara boosaska kala ah daafaca midig iyo daafaca dhexe iyo no11 ee garabka kana mid ah cayariyanada  Bayern Munchen.

Wiilkaan sedex wadan sheegan kara ayaa 15 jirkisa ilaa iyo hada tan kooxda koowaad ee  Bayern Munchen u cayaara

Waxaana ay daily mail qoreesaa in ay fudutahay soo xirgalinta xidigaan imaan kara ethihad maxaa yeelay waxa ay marwaliba ay isla xiriiraan pep guardiola oo aay aad isu jecel yihiin.

Waxaana ay city ku xaraarugeeyysa daafacyo ay ka soo bixiyeen in kabadan 110 milyan oo bound kuwaas oo ka mid ah xidigaha Mangala, Otamendi iyo John Stones.