Alexis Sanchez Oo Fariin Ah In Uu Caafimaad Qabo U Diray Taageerayaasha Arsenal

Taageerayaasha Arsenal ayaa aad uga walaacsanaa taam ahaanshaha weeraryahankooda Alexis Sanchez ee kulanka sabtida ay la ciyaari doonaan Man United kaddib dhaawac la sheegay inuu ku soo gaaray tababarka xulkiisa Chile.

Balse Sanchez ayaa u muujiyay taageerayaasha Arsenal inuu fiican yahay kaddib wacdarihii uu dhigay kulanka saakay aroortii ee isreeb-reebka koobka adduunka uu xulkiisa Chile 3-1 ku maray xulka Uruguay.

Sanchez ayaa dhaliyay labo ka mid ah goolasha xulkiis