Alshabaab oo la wareegay Qeybo ka mid degmada Afgooye.

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobalka Shabeeleaha Hoose ayaa sheegay in qeybo ka mid ah degmadaasi ay la wareegeen dagaalyahano katirsan Xarakada Alshabaab.

Weerar ku biloowday Qarax ismiidaamin ah ayaa lagu qaaday xarunta ciidamada Aminsom gaar ahaan kuwa burundi ay ku leeyiin degamada Afgooye ee gobalka Shabeelaha Hoose.

Wariye ku sugan degmada Afgooye ayaa shaaciye usheegay dagaalyahano ka tirsan Alshabaab ay sidoo kale weerar ku ekeeyeen Saldhiga degmada Afgooye iyo madaxtooyada Mamulka koonfurgalbeed u ku leeyahay degmadaasi halkaasi oo ay ugu dambeeyn gacanta ku dhihgeen.

Dad deeganka intooda badan ayaa degmada isaga baxay waxayna ku suganyihiin halka la yiraahdo Baar ismaaciil oo ah halka laga degmada Afgooye.

wixii soo kordha la soco.