arday marekan islam ah oo diiday in ay FBI la shaqeeyaan

Ardayda dalka marekanka ku sugan ee islamka ah ayaa diiday in ay soo jaa juusaan raga argagaxisada ah ee doonaya in ay arqaladeeyaan dadka mareekaniyaan ah.

Mahiin axmed oo kujirta sanadkii labaat ee jamacada ayaa sheektay in ay mararka qaar aysan hadalin maxaa yeelay ayeey tiri hadalka ayaaba si qaldan loo fasirayaa.

Ciidanka sirdoonaka FBI ayaa waxa ay ardayda ay u sheegeen xili ay socotay qudbat dheer uu jeedinayay madaxa waxbarashada dalkaasi u sheegay in ay garab istaadan dhamaan police ga dalkaasi una sheegaan dadka argagixiya shacabka.

joornaalka new yourk times ayaa soo qaatay in FBI hadalkooda uu yahay mid iska hadal ah kana feejignaadaan in arday loo adeejiyo waxa yaabaha halista u keeni kara ardayda.

Shamail hussien ayaa isagana ka mid ah ardayda wax kabarata goboka kalivornia ayaa shegay in marmarka qaar message loo soo dira taa oo ah in wada shaqeen dhexmarto sirdoonka islamarkaasna noqdo dharcad baraha bulshada ayaa waxaan aan kala sheekeesta saaxibadeey arimaha siyaasada oo dhanwalba ah hadii ay noqon laheeyt argagaxisinimo dilal ama wax yaabe kale oo si yaasat ah waa uu sida uu yiri shamail husien .

Waxaa intabadan ardayda lagu qasbay gaar ahaan kuwooda islamaamka in hort job waxa afka qalaad lagu yiraahdo Riixida argagaxisinimada ayaa ah mid loo adeegsanayo ardayda islamka ah gudaha dalka marekanka