Arsenal Oo United Ku Cariirineysa Weeraryahan Da`yar Balse Liverpool Ayaana Iyana Taagan

Sida ESPN sheegeyso kooxda Arsenal ayaa diyaar u ah in United kula loolamaan saxiixa weeraryahanka kooxda Celtic ee Moussa Dembele inta suuqa kala wareegga uu furan yahay bisha January

Kooxahaas reer Ingiriis ayaa si dhab u doonaya 20 sano jirkaas reer France waxaana la xusayaa in dhankiisa uusan diidaneen in uu u soo wareego midkood labadaas koox

Laacibkaan ku fiican sidoo kale ka ciyaaridda garabka ayaysan labadaas koox shaacin qiimaha ay ku doonayaan balse waa ay ka go`an tahay in ay dalab ka geeyaan

Sidaas oo ay tahay indho indheyaala ka socday labadaas koox ayaa dhawaan daawaday kulankii Celtic iyo Barcelona ee Champion-ka si ay indhaha uga buuxsadaan laacibkaas da`da yar

Liverpool ayaa iyana qeyb ka ah baacsuiga alacibkaas oo qiimo lagu qiyaasya in lagu helikaro aduun gaaraya 20milyan oo gini