Ciidamada Amaanka Dalka Mareykanka oo Gacanta kusoo dhigay Muwaadin Mareykan ah oo Damacsanaay in Masaajid uu qarxiyo

WELDON, CA - AUGUST 4: Ridgecrest Police Officers join LA County and Kern County Sheriff deputies in the manhunt for a murder suspect who also shot and wounded two Kern County Sheriff deputies near the intersection of Jawbone Canyon and Kelso Valley roads on August 4, 2015 in Weldon, California. Authorities are searching a 5-mile radius in an area filled with abandoned mines, caves and twisting dirt roads. (Photo by Gina Ferazzi/Los Angeles Times via Getty Images)

Ciidanka Ammaanka Dalka Mareykanka oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen Muwaadin u dhashay Dalka Mareykanka oo Gurigiisa laga helay Qaraxyo kaasi oo doonaayay in Masaajid uu qarxiyo.

Ninkan oo 40 jir ah, laguna magacaabo Joseph Gargiulo, ayaa la horgeeyay Maxkamad ku taal magaalada Bostan ee dalka Mareykanka, kadib markii la baaray Gurigiisa lagana soo saaray  qori iyo waxyaalaha qarxa.

Ruux markhaati ah la horkeenay Maxkamadda lana sheegaynay Booliska, ayaa soo gaarsiyay masuuliyiinta amniga, qorshaha eedaynasahaasi damacsanaa inuu ku weeraro Masjid iyo saldhi Boolis oo ku yaal magaalada Bostan.

Falka Eedaysanahaasi ku haminayay inuu fuliyo ayaa lagu tilmaamay mid ka dhan ah Muslimiinta isla markaana khilaafsan qaanuunka Mareyanka.