DHAGEYSO:Ciidamo Boolis ah oo Tababar loogu soo xiray Magaalada Kismaayo.

Ciidamadan Booliska ah ee Tababarka loo soo xiray ayaa bilooyinkii la soo dhaafay waxa uu tababar uga socday magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada Hoose waxaana tiradooda gaareyso ku dhawaad 200 oo askari kuwaas oo ka mid noqon doona kuwa maamulka Maamulka Jubbaland
General Maxamed Sheekh Xasan Xaamud Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose Tababar ugu soo xiray Ciidamadan Booliska ah.ayaa kula dar daarmay in ay sugaan Amniga goobaha ay ka dhacayaan Doorashooyinka.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya General Maxamed Sheekh xasan Xaamud ayaa waxaa uu sidoo kale Ciidamadan ugu baaqay in ay la shaqeeyaan shacabka, oo ay mar walba ku dadaalaan sidii loogu adeegi lahaa Bulshada.