ciyariyahanka xulka france Karim Benzema ayaa lagu wadaa inuu dib ugu soo laabto xulka france

ciyariyahanka xulka france Karim Benzema ayaa lagu wadaa inuu dib ugu soo laabto xulka france

Karim Benzema ayaa udhaliyay xulka france 27 gool waxaa uuna kamid ahaa ciyartoydii ugu wanagsaneed ee abid somara xulka france
gudomiyaha xirirka kubada cagta ee French Football Federation (FFF) ayaa albaabada ufuray in uu dib ugu soolaabto france werarka kooxda real madrid Karim Benzema ayaa dib ugu soolaabashada xulka france u ah wax wanagsan waxena france dhelesaa kulamada isreereba koobka aduunka ee lagu qaban doono rusia

xidiga real madrid ayaa ganaax garka usuray xirirka kubada cagta ee france FFF December 2015 kadib baritaan dher oo u maxkamad uu kumutestay benzema waxana ciyaariyahankan fal anshax daro ah uu kula kacay ciyaariyahanka gaban ey isku xulka yihiin ee Mathieu Valbuena kasi oo kadubay video sex ah oo qarsodi ah .

Benzema, ayana kamid aheen ciyartoydii oga qeeb gashay xulka france Euro 2016 oo socday June iyo July.
waxaana quburada falanqeya kubada cagta ey horay ushegeen in hadii uu benzema uu qeb ka ahaan lahaa ciyartoydii guuldarada finalkii euro 2016 ey kala kulmeen portugal uu wax kabadali lahaa benzema