Wariyaha Al Jazeera Hamza Mohamed ayaa dhawaan booqday xero tababar oo Al-Shabaab ay ku leedahay bartamaha Soomaaliya, wuxuuna ka soo qaaday Sawirada gaarka ah.
Muuqaalka waxaa ka muuqanaya ciidamo aad u hubeysan oo Xambaarsan hubka noocyadiisa kala duwan iyo gawaarida dagaalka.
Sidoo kale waxaa Muuqaalka Lagu dhex arkaya mas’uuliyiin iyo saraakiil sar sare oo ka tirsan Al-Shabaab kuwaas oo la hadlaya ciidanka.
Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka ay Aljazeera ka Diyaarisay Dagaalyahanada Alshab
https://youtu.be/0htsiuBOQG8