Ciisa Jeemis oo Shabaabka dhexdooda Looga Yaqaano Muxudiin ayaa kasoo Muuqday Muuqaal loogu Magac daray هم العدو فاحذرهم 7 oo Alshabaab ay Goordhaw Baahiyeen.
Ninkaan oo u dhashay wadanka Tanzania ayaa waxa uu ka tirsanaay Alshabaab Balse waxaa lagu Eedeyay in uu Jaasuus ama Sirdoon u ahaa Dowlada Rwanda iyo CIA Mareykanka.
Muuqaalkan oo soconaya wax ku dhaw 40 daqiiqo waxa uu ku baxayaa Luqadaha Sawaaxiliga,Soomaaliga iyo Engalish.
Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka
https://youtu.be/y13EILchuQE