Daawo: Gudiga Doorashada Dadban ee Jubbaland oo shaaciyay Shuruudaha laga rabo Musharaxiinta Aqalka Sare iyo Kan Hoose ee Barlamanka Somalia.

Magaalada Kismaayo waxaa manta shir jaraid ku qabtay Gudiga doorashada dadban ee Aqalka sare iyo kan hoose ee Jubbaland .

Madaxweynihii hore ee Khaatumo State Maxamed Yuusuf Jaamac Indho-sheel oo hada ka mid ah gudigaan ayaa waxaa uu sheegay halka ay howli u marayso.

Maxamed Yuusuf Jaamac Indho-sheel ayaa waxaa u sheegay in beelaha xildhibanada ku leh Jubbaland ee aan wali soo gudbin ergadoodi ay si dag dag ah ku soo gudbiyaan .

Waxaa uu sido kale shaaciyay Shuruudaha laga rabo xildhibaanka Aqalka sare iyo kan hoose.

Qaybta hoose ka Daawo Shirka Jaraid oo faafahsan.