Daawo Muuqaal: Tirada Dhimashada Qaraxyadii Galkacyo waxay ay Gaareysa 10 Ruux Dhaawacana wuxuu ka badanyahay 40 Ruux

Waxaa isa soo taraaya Qasaaraha ka dhashay Qaraxyadii saakay ka dhacayXarunta Dowlada Hoose ee Magaalada Galkacyo qeybta Maamulka Puntland ay ka Arimiyaan.

Inta la Xaqiijiyay Dadka Qaraxyada ku geeriyooday waxa ay sii caga cageynaayan Tobaneeyo Ruux Halka Dhaawaca uu gaarao ku dhawaad 40 Ruux oo Dad Rayid ah ay u Badnaayeen.

Ma jirto Cid ilaa iyo hada si Rasmi ah u sheegatay Masuuliyada Qaraxa .

Maamulka Puntland ayaan weli war rasmi ah ka soo saarin waxyeelada ka dhalatay qaraxyada saakay Gil gilay magaalada Galkacyo.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaal laga soo Duubay Marka uu dhacaayay Qaraxa Labaad

https://youtu.be/95M6CZjl_4U