Daawo: Orodyahan Mataalayay Dalka Faransiiska oo isku xaaray Asago ku jira Tartanka Orodka 50,000m

Orodyahanka Faransiiska ee lagu magacaabo Yohann Diniz isla markaasina ah ninkii ku guuleystay sanadihii 2006-da iyo 2010 biladda Dahabka ah ee Tartanka Orodka 50,000m(50km) ayaa waxaa shaley galab ku dhacay Shuban xili uu ku guda jiray tartanka orodka 50km ee ka socdo dalka Brazil.

 

Orodyahankan ayaa shaley istaagga ka dhacay iyadoo Kaamirooyinka ay sawireen xili Shuban uu ka daadanaayo Baridiisa.

 

Yohann-Diniz Yohann-Diniz1 Yohann-Diniz2 Yohann-Diniz3 Yohann-Diniz4 Yohann-Diniz5 Yohann-Diniz6