Inta la Xaqiijiyay Ugu Yaraan 7 ruux oo uu ku jiro taliyihii Guutada 3-aad ee CXD, Gen. Maxamed Warsame Gobanle ayaa ku geeriyooday weerar ismiidamin ah oo ku dhacay nawaxiga Wasaarada Gashan-dhiga ee Magaalada Muqdisho.
Waxaa weerarka sidoo kale ku geeriyooday 6 askari oo ciidankii ilaalada u ahaa taliyaha.
Al-Shabaab ayaana sheegatay mas’uuliyadda weerarkan lagu dilay taliyaha.
Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada