Daawo Sawirada: Shir ku saabsan iskaashi Ganaci oo dhexmara Somaaliya iyo Masar oo Muqdisho ka furmay

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya Danjiraha Masar u fadhiya Soomaaliya, Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya, Ganacsato, Mas’uuliyiin ka socota Rugta Ganacsiga iyo xubno kale.

Soomaaliya iyo waliba Masar ayaa waxa ay leeyihiin xiriir wanaagsan oo soo jireen ah, waxaana ay mar walba iska kaashadaan arimo walba oo labada dal la xiriira.

Madaxweynayaasha labada dal ayaa dhowaan kulmay waxayna ka wada hadleen sidii ay u sii xoojin lahaayeen iskaashiga iyo xiriirka ka dhaxeeya labada dal.

d1 d2 d3 d4 d6 d7 d8