Daawo Sawirrada: Dayaxa oo Caawa Jooga Masaafadii uu ugu dhawaa Dhulka

Dayaxa ayaa Caawa Jooga Masaafadii uu ugu dhawaa Dhulka tan iyo 1948 taas oo micneheedu yahay inuu ka weyn yahay sidii hore %7  kana Iftiin badan yahay %15, inkastoo isbadalka dhacay aysan Isha Bini’aadanka wada Cabiri karin.

Caawa  Saqda dhexe ayaa dayaxu wuxuu dhulka u soo  jirsan doonaa  Fogaan dhan 221,524 Ml oo u dhiganta  356,500 oo KM .

Sidoo kale Adduunka oo dhan ayaa laga dareemi doonaa Dhawaanshaha Dayaxa.

Quburada  ku Xeel-dheer  Cilmiga Xidigaha  waxaa ay intaas ku darayaan in Caawa Xilliga xiga ay Bishu sidaan oo kale u soo dhawaan doonto uu ku beegan yahay Sanadka 2034 Haddii Alle Idmo Bishaan oo kale.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada Dayaxa oo aad ugu dhaw Dhulka:

12supermoon-harvest-superjumbo 37-jpg moon

Supermoon Rising
Supermoon Rising

supermoon-manhattan supermoon-may-2012-tim-mccord watch__super_moon__setting_over_colorado_1793700000_6786000_ver1-0_640_480