Daawo Sawirro: Ciidamo ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed oo Tababar loogu soo xiray Magaalada Baydhabo

Magaalada Baydhabo waxaa tababar loogu soo xiray Ciidamo ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed oo gaaraya in kabadan 200 oo Askari kuwaasi oo ka tirsan Booliska Koonfur Galbeed.

Tababarka oo socday Mudo 3 Bilood ah ayaa waxaa bixinaayay saraakiil isugu jirta Amisom iyo kuwa Soomaliya waxaana mus=naasab loogu soo xitaayo Tababarkaasi ay ka dhacday magaalada baydhabo.

 

20160807_0837252

image-7

image-9

image-10

image-12