Daawo Sawirro: Gawaaridii ka imaan jirtay Koonfurta Soomaliya oo Maanta lagu Celiyay Xuduudka Puntland ay la wadaagto Galmudug

Maamulka Puntland ayaa maanta shaaciyay in ay dhaqan galinaayan amar dhawaan ay soo saareen oo ku aadan in gawarida ka imaanaya koonfurta soomaliya aysna u gudbi karin dhanka puntland.

Amarkaas ayeyna maanta si rasmi ah u dhaqan galiyeen maamulka puntland iyadoona baabuurta lagu amraayay in ay ku kala wareegaan koontaroolka laga galo puntland.

xamuulka gawaarida saaran iyo  badeecada waxaa lagu wareejinaayay baabuur kale oo ka imaaneysa dhanka puntland.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada

gari1-640x360 gari2-640x360 gari3 gari4 gari5 gari6-640x360 gari7 gari8-640x360 gari9-640x360 gari10 gari11 gari12